Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo lataliye sare u magacabay C/qaadir Maxamed Nuur โ€œJaamacโ€

Date:

Muqdisho Sabti August 18 (SNTV);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS ayaa maanta Mudane C/qaadir Maxamed Nuur โ€œJaamacโ€ u magacaabay lataliye sare oo katirsan Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Hadaba Hoos ka Akhriso Warqadda kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...