Jaamacadaha gobalka Benaadir iyo Maamulka Gobalka oo wada shaqeynayo

Date:

Muqdisho (SNTV)- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Jamacadaha Ka Howl Gala Gobolka Banaadir Kulankaan ayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan(Enj Yariisow)

kulankaan ayaa waxaa looga hadlay Sida ay iskula shaqeyn karaan Jaamacadaha iyo Maamulka Gobolka Banaadir,

Jamaacadaha dalka gaar ahaan kuwa gobalka Benaadir ayaa kaalin weyn ka soo qaatay wax barashada dalka, waxa ayna dadaal u galeen sidii ay kaalintooda  u gabi laheyn bur-burkii dalka kaddib.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku amaantay dadaalkooda, waxa ayna si wada jir ah u qaateen wixii xilligaan ka dambeeya sidii wax barashada loo horumarin lahaa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...