Muqdisho (SNTV)-Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beniโaadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameynย culus ku yeelatay bulshada waxaana sidoo kale maanta uu booqday Xaafadaha magaalada Beledweyne oo ku fataheen biyaha Wabiga.

