Guddiga doorashooyinka qaranka oo kulan la qaatey Shacabka Gobalka Banaadir

Date:

kulankaani oo qeyb ka ahaa wadatashiyada mudooyinkii dambe ay wadeen Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ย ee la xiriira habraaca doorashooyinka Somaaliya iyo sida lagu gaari karo dooorasho qof ย iyo cod ah sanadka 2020 ayay maanta Guddigu la qaateen haween ka kala socoday 17-ka degnmo ee Gobolka Banadir iyo urururada Haweenka.

iyadoo kulanka maantana waxyaabaha diirada lagu saaray ay ka mid aheyd kor u qaadista doorka Haweenka ee ka qeyb galka Doorashada.

Gudoomiyaha Guddiga Madxa bannnaan ee Doorashooyinka Qaranka ย Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in loo baahan yahay in Haweenku ku baraarugaan ka qeybgalka dootrashooyinkaย  go’aanada ย masiirka Umadda ย Soomaaliyeed.

Qaar kamid ah xubnihii ka socday ururada Haweenka ee kulanka ka qeybgalay ayaa dhankooda balan qaaday inay la shaqeyn ย doonaan Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka

28-ka Bisha March ee soo socota ayaa la filayaa in Shir Madaxda Qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay u balansan yihiin inuu ka dhaco Magaalada Beydhabo la horgeeyo warbixinta Guddiga madaxa banaaan ee Doorashooyinka qaranka ee ku saabsan Habraaca Doorashooyinkย  kadib wadatashityo ย Guddigu la sameeyay maamul Goboleedyadaย  iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...