Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay sidii loga shaqeyn lahaay hormarinta arimaha Awqaafta.

Date:

Siihayaha Wasaaradda Awqaafta ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Dr. C/xakiim Ibraahim ayaa shalay kulan magaalada Jiddah kula qaatay Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada ahan madaxa Hay’adda Guud ee Arrimaha Awqaafta Dalka Sacuudiga Dr. Cali Bin Naasir Algafis.

Labada Mas’uul ayaa si weyn kaga wada hadlay Arrimo badan oo quseeya Labada dhinac iyo sidii loo xoojin lahaa Xiriirka ka dhaxeeya Labada Dowladood gaar ahaan Arrimaha Diinta & Awqaafta.

Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada ahna siihayaha madaxa Hay’adda Guud ee Sacuudiga Dr. Cali Bin Nasir Algafis ayaa sheegay iney mar waliba garab taagan yihiin Soomaaliya,islamarkaana ka taageerayaan dhinacyada Horumarinta iyo Arrimaha Bulshada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudiga

Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur...

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Odeyaasha Dhaqanka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed,...

Sh/Hoose: Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad Guutada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...