Madaxweyne Farmaajo oo gordhow gaarey Magalada Hobyo

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaย Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug sida Wakaalada Telefishinka Qaranka uu u Xaqiijiyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliyaย Cabdinuur Maxamed Axmed.

Wasiiro, Xildhibaano, Masuuliyiin kala duwan iyo Bulshada Magaalada Hobyo ayaa si diiran u soo dhaweeyay Wafdiga iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Ammaanka Magaalada Hobyo ayaa si weyn loo adkeeyey,waxaana la filaya wafdiga madaxweyanaha in uu kulamo la qaato masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale