Ajendayaasha kulanka Golaha Shacabka ee Kulankooda Maanta

Date:

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamuuriyadda Soomaaliya oo ay horyaalaan Ajandayaal muhiim ah ayaa maanta leh kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo isugu jira ansixin iyo akhrinta Hindise Sharciyeedyo.

Warar ay Warbaahinta Qaranka ka heleyso xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegaya in Ajandaha xildhibaanada maanta uu yahay sida tan.

1:Ansixinta Soojeedinta Guddiga Maaliyadda ee Miisaaniyadda Dowladda 2018

2:Akhrinta1-aad hindise Sharciyeedka la dagaalanka Arggagixisada

3:Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka xakameynta hubka wax dila.

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay horgeynsay xildhibaanada Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 si loo ansixiyo,taasi oo loogu talagalay in lagu dardargeliyo howlaha Dowladda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...