Wasiirka Amniga gudaha XFS oo soo xiray shirkii amniga ee ka socday Magaaladda Kismaayo

Date:

Shirkaan oo socday muddo labo casho ah, ayaa waxaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta laamaha amniga dowlad gobolledyadaย  iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo siddii ayย  iskaashi u yeelan lahaayeen, waxaanaย ย  kasoo ay kaqeyb galay shirkanย  masโ€™uuliyiinta wasaaraddaha ย amniga dowlad gobolleedyada dalka iyo wasiirka amniga gudaha dowladda Soomaaliya.

Inta uu shirka socday, ย ayaa looga hadlay la dagaalanka cadowga ummaddaย  Soomaaliyeed ย iyo siddii loo heli lahaa cudada mideysan oo ka hor tagta nabad diidka Alshabaab ee laga itaalka roonaaday.

Shirka wasiiradda amniga dowlad gobollleeyada iyo wasaarad amniga gudaha Soomaaliya, ayaa waxaa laga soo saaray 7 qodob oo muhiim u ah mideynta awoowahada iyo la dagaalanka aragagixisada Alshabaab.

Wasiirka amniga gudaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Islow, ayaa ahmiyada shirka la wadaagay warbaahinta, waxaana uu shirkaan ku tilmaamay midkii lagu tayeyn lahaa laamaha amniga dalka iyo isdhaafsiga xogaha ku saabsan argagixisada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...