Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Heyโ€™adda IMF iyo Bangiga Aduunka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DFS Dr: Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Heyโ€™adda Lacahta Adduunka IMF/Bangiga Aduunka oo ka furmay Magaalada Washington D.C. ee Wadanka Maraykanka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DFS Dr C/Raxmaan Ducaale ayaa kala hadli doona Madaxda IMF-ta iyo kuwa Bangiga Aduunka arrimo ku saabsan Lacagta Shilin Soomaaliga ah ee dhawaan la soo daabacayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...