Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray xarunta Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Muqdisho

Date:

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta tababarka ciidanka xoogga dalka ee magaalada Muqdisho.

xaruntaan ayaa dhawaan waxaa dalka ka hirgeliyey dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, waxaana munaasabadda xarigga looga jarayey sidoo kale jooga masuuliyiin ka socda Turkiga oo uu ugu horeeyo taliyaha guud ee ciidamada dalka Turkiga.

Goor dhow filo sawirro iyo faah faahino dheeri ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...