1400 oo caruurta Rohingaha ah oo galay Bangaladesh

Date:

In ka badan 1400 caruurta rohingaha ah ayaa ka talaabay xadka dalka Bangaladesh,kuwaas oo ka cararaayey xasuuqa dawladda Burma ku hayso dadka wadankaas u dhashay ee Rohingaha.
Warku wuxuu intaas ku darayaa in caruurta oo inta badan ay la socdaan waalidkood ay ahaayeen ardayda (Orphan-ka), ama caruurta agoonta u badan ee lagu xanaaneeyo xarumaha tabaruca ee wadankaas.
Dawladda Burma oo kaashanaysa askarta wadankeeda ayaa xasuuq aan loo aabo yeelin dadka muslinka tirada yar ee wadankaas ku haysa xasuuq xoog kasta loogu adeegsanaayo dadkaas.
Ma jirto cid ilaa hada wax warbixina ka soo saartay xasuuqa iyo dabar goynta dadkaas,wallow ay dawladdo yar oo islaami sameeyeen canbaarayn qudha,Halka UN-kuna uu u diray wadankaas kooxo xaqiiqo raadis ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...