Qurba joogta Soomaaliyeed oo lagu dhiira geliyay iney ka qeyb qaataan horumarka dalkooda+Sawiro

Date:

Iyadoo isbedelka iyo horumarka haatan kajira Soomaaliya ay sii kordhayaanย ayaa waxaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool Gobolada Kala duwan eeย Mareykanka waxay wadaan qorshayaal iyo dadaalo ay kaga qeybย qaadanayaan maalgashiga dalka,taasi oo jawaab u ah dhiira gelintaย madaxda Dowladda Soomaaliya ee ah in Qurba Joogta Soomaaliyeed ay kaย qeyb qaataan horumarka dalkooda.

Wafdi isugu jira Ganacsato Soomaaliyeed iyo masโ€™uuliyiin ka socotayย Maamulka Jubbaland oo isugu jira xubno Wasiiro iyobaarlamaanka maamulkaasi oo ku sugan dalkani Mareykanka uunahoggaamniyayo Cusmaan Xuseen Xaaji Feyruus Wasiirka qorsheynta iyoย xiriirka caalamiga ee Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa booqasho waxayย ku tageen dhul beereed ku yaala Gobolka Minesota,iyagoo uย kuurgalaya sida beeralayda Mareykanku ay horumarin ugu sameynayaan wax soo saarka Dalagyada Beeraha.

Intii uu socday kormeerka Masโ€™uuliyiinta iyo ganacasatadaย Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kulamo la yeesheyeen madax iyo ganacsatoย Mareykan ah ย sida Hayโ€™adda Gaal oo qabilsan dhanka horumarintaย maalgashiga Ganacsi,iyagoo ka wada hadlay sidii qurba Joogtaย Soomaaliyeed ay qibradooda ganacsi ay dib ugula laaban lahaayeenย dalkooda Hooyo.

Markii kormeerkaasi uu soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta Qarankaย lahadlay qaar kamid ah ganacsatada oo muujiyay baahida loo qabo sidiiย Qurba Joogta Soomaaliyeed ay waqti xaadirkaan uga qeyb qaadan lahaayeenย horumarka maalgashi ee Dalka Soomaaliya.

Libaan Hussein Minneapolis

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale