Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Senatorka laga soo doorto Minnesota

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayer oo weli ku sugan Dalka Mareykanka ayaa xalay la kulmay Senetor Al Franken oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka isla markaana laga soo doorto gobolke Minnesota ee Soomaalidu ku badan tahay.

Kulankani oo ka dhacay magaalada Washington DC ayaa Qoraal ka soo baxay xafiiska Senatorka lagu sheegay in labada masuul ay ka wada hadleen arrimo kala duwan oo khuseeya Soomaalida oo ay ka mid tahay xannibaadda dhinaca socdaalka ee Madaxweyne Trump uu ku soo rogay dalal ay Soomaaliya ku jirto iyo saamaynta ay ku yeelanayso dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan gobolka Minnesota iyo gobollada kale ee Maraykanka.

โ€œXanibaadda dhinaca socdaalka ah waxay dhaawacaysaa Soomaalida kunool Gobolka Minnesota,waanย  dagaalami doono,waana ย barbar istaagi doono bulshada Soomaalida ah ee kala maqan haddii xannibaaddan socdaalku ay hirgashoโ€, ayuu yiri Senator Franken.

Arrintan Raโ€™iisul Wasaare Khayre iyo Senatorka ay ka wada hadleen oo ah xaiyaaradda dhanka socdaalka ayaa waxaa ay saameyn ballaaran ku yeelatay bulshooyin badan oo Soomaaliya ay kujirto,waxaana dadaalka Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya uu wax badan katari doona rajada shacabka Soomaaliyeed ee u socdaalaya ama ka soo socdaalayo Mareykanka

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hayโ€™adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...