Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay ku dhawaaqayaan Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha Hirshabeelle.

Date:

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay u gutaan waajibkooda ku aadan Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in aysan wax culeys iyo dhibaato ah ka jirin Maamulka Hirshabeelle isagoo sheegay in Madaxweynihii Hore ee Hirshabeelle ay doorteen Baarlamaanka Hirshabeelle ayna isla ayagii kalsoonida kala Noqdeen.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in ay si wanaagsan u diyaarin doonaan doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayada oo goob joogeyaal badan imaan doonaan isala markaana si nidaam wanaagsan ay u dooran doonaan Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...