Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maanta hor tagaya kulanka Baarlamaanka

Date:

Guddiga madax banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ย ka war bixiyay waxyaabaha ay maanta la hor tagaayaan Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya oo kulankoodi Caadiga ahaa maanta yeelanaaya.

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim โ€œXaliimo Yareyโ€ oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo hadashay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Sooaamliya ayaa sheegtay in ay Maanta Baarlamaanka Soomaaliya ay hor gayn doonaan waxyaabihii usoo qabsoomay Guddiga madax banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed.

Xaliimo Ismaaciil ayaa yilmaantay in ay ku howlan yihiin Guddigu qabtaan shaqooyin dhowr ah sida furitaanka Xafiiska diwaan galinta Xisbiyada kuwaa soo qeyb wayn ka qaadan doona hanaanka siyaasadeed ee Dalka sida ay sheegtayย Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale