Wasiirka Amniga Puntland oo shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Hayโ€™addaha Amniga

Date:

Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ah sii hayaha Wasiirka Amniga ย Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in lagama maarmaan tahay in shacabka iyo Masuuliyiinta Puntland ka wada shaqeeyaan amniga Puntland.

Mudane Qarjab ayaa sheegay in ay jiiraan dad Puntland u diidan xasilooni iyo Amni waxaana uu sheegay in dadkaasi looga guuleysan karo oo kaliya in shacabka ay si toos ah ula shaqeeyaan laamaha Amniga , ayagoo usoo gudbinaayo warbixinada dhaqdhaqaayada ay ka shakiyaan.

Wasiirka ayaa si gaar ah dhalinyarrada ugu booriyey in si weyn uga qeyb qaataan Sugida Amniga ayna la shaqeeyaan Hayโ€™addaha Amniga si loogu guuleysto ka hortaga kooxaha nabad diidka ah ee ku dhuumaaleysta dadka Shacabka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...