Faahfaahin dheeriya oo kasoo Baxaysa duufaan Xalay ku dhufatay Degmada Caluula’

Date:

Wararka Saaka  ka imaanaya degmada Caluula ee Gobolka Beri ayaa kusoo waramaya inay ku dhufatay Dabaylo kuwaa soo saamayn ku yeeshay Bulshada degmada Caluula.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Beri Maxamed Muuse Tarsan ayaa saaka soo sheegaya inay Xalay Dabaylo khasaaro gaystay ku dhufteen degmada Caluula ee Gobolka Beri kana mid ah dedmooyinka hoos taga Maamulka puntland.

Wali kama hadlin masuuliyiinta maamulka puntland iyo kan gobolka Beri duufaanta Xalay ku dhufatay degmada Caluula iyo khasaaraha ka dhashay.

Maahan markii ugu horesay ee dabaylo caynkaana ku dhuftaan degmaa Caluula ee Gobolka Beri marar badan ayaa  duufaano Nuuca waxaa ay ku dhufteendegmadaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...