Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa soo saarista lacago cusub

Date:

Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaย  Mudan Xasan Cali khayre ย ayaa ย kormeer ย shaqo ku tagayย  Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta si uu hubiyo ย qaabka ayย  ugu adeegaan bulshadda.

Mudane Xasan Cali Khayre Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ย ayaa maamulka ย Bankiga dhexe ee Soomaaliyaย  kala hadlay ย soo saarista ย lacag cusub oo dalku yeesho , tayeynta ย shillinka Soomaaliga iyo qaabka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo dhibaataddaย  dhaqaale ee ka dhalan kartaย  adeegsiga lacagaha ย been abuurka ah ย ah.

Sidoo kale intii uu kormeerkiisa ku jiray Raโ€™iisul Wasaaraha wuxuu tagay Wasaaradda ย Batroolka iyo Macdanta halkaasi oo warbixin kaga dhageystay masโ€™uuliyiinta wasaaradda taasi oo ku saabsan sida ay u socdaan howlaha wasaaradda.

Dhinaca kale Raโ€™iisul Xasan Cali Khayre ayaa ย ย qeyb kamid ahย  ย waqtiisa shaqadda siiyey in uu ย muwadininta Sooomaaliyeedย  uga jawaabo ย talooyin ย iyo tusaalooyin ย ay ku soo diren Email ย loogu talagalayย  ย in dadka Soomaaliyeed ay ugu soo diraan talooyinkooda.

Mudane Xasan Cali khayre ayaa dadkii u soo diray fariimaha ย si caadi ah ugu jawaabayey isla markaana u sheegayey in Dowladdu ay ku shaqaynayso ย Aragtidooda wanaagsan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale