Cayaar lagu maamuusayay munaasabadda 1-da Luulyo ayaa lagu qabtay caasimada labaad dalka Sweden ee Gothenburg.
Cayaarta ayaa waxaa u soo daawasho tegay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden ku nool iyo qaar ka mid ah ajaanibta halkaasi ku dhaqan.
Gebo gabadii waxaa markii uu kulanka soo idlaaday ka qeyb galayaasha la guddoonsiiyay abaalmarino kala duwan iyo koobab,
Abduqaadir Ahmed Sheekh