Guddiyada Joogtada ee Barlamaanka oo ka hadlay xilliga uu furmayo kalfadhiga Golaha

Date:

Kulankan Guddiyada joogtada ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin, arimaha amniga, Miisaaniyadda Dalka ee marka uu kal fadhiga Barlamaanka furmo la ansixin doono iyo qodobo kale.

Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa geba gebadiisa Warbaahinta Qaranka la hadlay Xoghayaha Barlamaanka C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) in shirka looga hadlay qorshayasha

Sidoo kale Xoghayaha Barlamaanka ayaa  sheegay in kal fadhiga labaad ee Barlamaanka uu furmi doono sideedda bisha July ee soo socota.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...