Maamulka Degmada Buur Hakaba oo ka warbixiyay xaaladda Degmada

Date:

Guddomiyaha Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuux  Oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ammaanka Magaalada uu Yahay mid wanaagsan isla markaana uu socdo Howlgallo lagu xaqiijinayo Xaaladda Amniga Degmada.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in wada shaqayn wanaagsan ay kala dhexeyso Taasna ay keentay in ammaanka uu wanaagsanaado”dhanka Caafimaadka, waxbarashada, Biyaha, iyo deegaanka ayuu sheegay Guddoomiye Maxamed Ibraahim Nuux in ay wanaagsan yihiin.

Xilli Abaaro ay ka jiraan dalka Guddoomiyuhu waxa uu tilmaamay in   xaaladda dadka  ay hadda sidii hore ka wanaagsan tahay isla markaana ay jirto rajo dib shacabku ay ku doonayaan  in  ay beerahooda ugu fashaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...