Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

Date:

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la filayaa in uu maanta gaaro Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kasocdo dhaqdhaqaaq xoogan oo lagu soo dhaweynaayo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdiga uu hogaaminaayo.

Mudane Xaaf ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Gobolka Mudug iyo tan Magaaladda Gaalkacyo ugu magacaaban Maaamul goboleedka Galmudug asagoo sidoo kale kulamo la qaadan doono qeybaha kala duwan ee bulshadda ku dhaqan Magaaladda Gaalkacyo.

Safarka Xaaf ee Magaaladda Gaalkacyo ayaa noqonayo safarkiisii kowaad ee uu Magaaladda Ku yimaado tan iyo markii loo doortay Xilka Madaxweyanaha Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah oo qirtay dadaallada horumarka nidaaminta Isgaarsiinta dalka

Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar...

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Yeman

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...