Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale oo ka qeyb qaadanaya ololaha Nadaafadda

Date:

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, sareeyaal ka tirsan ciidanka , jiilka cusub ciidanka booliska ayaa maanta si garbo siman waxa ay ka sameeyeen banaanka horre xarunta tababarka ciidanka booliska Soomaaliyeed howlo nadaafadeed .

Sareeyo Guuto Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in muhiim tahay in laga shaqeeyo nadaafadda dalka , booliskuna ka qeyb qaadanayaan sidii loo nadiifin lahaa dalka, Maadaama ay nadaafadu qeyb ka tahay iimaanka .

Waxaa la arkayey Taliyaha iyo Sareeyaasha oo sameynaya ololaha nadaafadeed, taasi oo qeyb ka ah dadaalka ay dowladdu ugu jirto sidi dib loo soo celin lahaa bilicdii ay lahayd caasimadda dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...