Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Dakedda Muqdisho

Date:

Qarax la sheegay in gaari loo adeegsadey ayaa ka dhacay goor dhow afaafka hore Dakedda Muqdisho, sida ay goob-joogeyaal noo xaqiijiyeen.

Wararka ayaa sheegay in Qaraxu uu ahaa Ismiidaamin isla markaana uu ka dhacay khasaare xoog leh, iyadoo ay jiraan dhimasho,  dhaawac iyo khasaare Hantiyadeed, waxaa socda gurmad loo fidinayo dadka halkaasi dhaawacyada ay ka soo gaareen.

Wararku waxa ay intaa ku darayaan in Saameynta Qaraxa ayaa ku faaftay goobo shidaal lagu iibinayey oo aad ugu dhow  Dakedda Muqdisho,  iyadoo weli la arkayo Qiiq iyo Holac ka socda halka Qaraxa uu ka dhacay

Wixii ku soo kordha wararkeenna kala soco

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...