Madaxweynaha oo Ubax dhigay taallada #SYL

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada #SYL oo u taagay dhallinyaradii gobannimo doonka ahaa ee dalkeenna xornimada u horseeday, tallaabo qeyb ka ah dabbaaldegyaa xuska 74 guuradii ka soo wareegtay aas aaskii SYL.

Madaxweynaha ayaa salaan ka qaatay ciidammo kala duwan oo goobta ku sugnaa.

Maanta waxaa dalka oo dhan laga xusay ย maalinta 15ka may oo loo aqoonsady maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...