Safaaradda Soomaaliya ee South Sudan ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta dib ugu celisay dalka.
Dhalinyaradan laga soo dajiyay goroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ku jiray caruur Da’doodu ka yar tahay 15 jir ku waa soo ku rafaadsanaa Xabsiyada Dalkaasi.