Taliska ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka oo baaq u diray shacabka

Date:

Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Nabad gelyadda Waddooyinka Jeneraal Cali Xirsi Barre โ€œCali Gaabโ€ oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay xarunta taraafikada sheegay in ciidamada Nabad gelyada Waddooyinka ay hayaan shaqo adag, isagoo intaa ku daray inay dar dargelinayaan howlaha loo xilsaaray.

ย Sareeyo Guuto Cali Xirsi ayaa kula dar daarmay ciidamada Nabad gelyada Waddooyinka Xamar ka shaqeeya inay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday, waxa uuna u mahad celiyey madaxdii hore ee taraafikada.

Taliyaha ciidamada Nabad gelyada Waddooyinka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidamada oo aysan u arkin kuwa xaquuqdooda ku xadgudbaya.

Taliska ciidamada Nabadgelyada Wadooyinka ayaa looga fadhiyaa hirgelinta sharciyada waddooyinka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...