Kulan lagu Sagootinaayo Gudoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Date:

Kulan si weyn loosoo qaban qaabiyey oo lagu sagootinayey sii hayaha Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay saraakiisha amniga Gobolka Banaadir , Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir , Gudoomiyayasha Degmooyinka , Ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo fara badan.

Masuuliyiinta goobta ka hadashay dhamaantooda ayaa xusay in Mudane madaale uu mudo yar kusoo muujiyey waxqabad Muuqdo waxaana ay sheegay in dadweynaha ku nool Gobolka Banaadir ay ku xasuusan doonaan wanaagiisii badanaa oo ay ka mid ahayd Dhisida Qaar kamid ah wadooyinka Muhiimka ee ah ee Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...