Ciidamadda Xoogga dalka oo howgalka ay ka sameyeen shabeelaha hoose kusoo furtay saanad Ciidan.

Date:

Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad oo ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka ayaa waxaa ay ka sameeyay degaano ay kamid yihiin Shaam, yuumbis Nuur-gare, Buulo-bashiir, Mubaarak iyo Toora-tooroow.

Howlgalka oo ay siwada jir ah u sameeynayaan ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo gor-gor ayaa waxeey ku bur-buriyeen goobo ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab kuwaasi oo gabi ahaan cagta lamariyay.
Ciidamadda ayaa sidookale waxeey howgalka kusoo furteen sanaad ciidan oo ay lahaayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ayaa waxeey caawiyeen dad ku sugnaa degaanada ay gaareen kuwaasi oo ay heeysateen xaalado caafimaad daro waxeeyna usameeyeen baaritaano caafimaad iyadoona ay siiyeen qofkii xanuunsan daawooyin maadaamaa ay ku adkeed in ay helaan daryeel caafimaad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...