Home Blog Page 479

Guddoomiyaha BFS oo Booqday Xarunta Safaarada Soomaaliyeed ee dalka Masar

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar, waxaana ku soo dhaweeyay danjiraha Soomaaliya ee Masar Amb. Ilyaas Sheekh Cumar iyo madaxda sare ee Safaaradda.

[DAAWO] Booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay Muqdisho kuna soo qab qabtay kooxo burcad ah

0

Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo xalay Howlgal balaaran oo amniga  lagu xaqiijinayo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo maalmihii danbe ay ka dhacayeen falal amnidaro.

Mareykanka iyo Ruushka oo hadalo kulul is dhaafsaday

Mareykanka iyo Ruushka ayaa hadalo kulul leh isku dhaafsaday kulanka waddamada hodanka ah ee laysku yiraahdo G-20 ee ka socda Delhi, taas oo ku aaddan dullaanka Ruushka ee Ukraine.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo dalka Tunisia kaga qeyb-galay shir looga hadlayey la dagaalanka argagaxisada

0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa  iyo Wafdi uu hoggaaminaayay ayaa dalka Tunisia kaga qeyb-galay shirka 40-aad ee Golaha Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Carabta ee ururka Jaamacadda Carabta.

Guddoomiyaha BFS oo dhigiisa dalka masar kala hadlay sidii Masar Soomaaliya ugu caawin karto sugida amniga iyo la dagaalanka kooxaha Argagixisada

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Baarlamaanka Magalada Qaahira kulan laba geesood ah kula yeeshay dhigiisa dalka Masar Mudane Dr. Hanafy El Gebaly.

[DAAWO] Nin ku Eedeysan dilkii shalay ka dhacay Isgoyska Jubba oo gacanta lagu dhigay.

0

Taliska Booliska Soomaaliya Ayaa  Caawa Gacanta ku soo dhigay Nin Hubeysan oo Shalay Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgooyska Jubba ee Magaalada muqdisho.

Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BFS oo la kulmay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaata XFS

0

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BFS Xil Cali Xaaji Daahir  ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay Guddiga iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaata ajandiisuna ahaa dardargalinta howlaha hortabinta u leh Guddiga iyo wasaaradda.

Mareykanka oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiir ka tirsan Israa’iil

Dowladda Mareykanka ayaa gaashaanka u daruurtay hadal uu jeediyay wasiirka midigta fog ee maaliyadda ee Israa’iil, Bezalel Smotrich, kaas oo ku baaqay in tuulada Hawara laga sifeeyo dadka Falastiiniyiinta – hadalkaas oo Washington ay ku tilmaantay “wax laga yaqyaqsiyoodo” oo “laga caroodo”.

[DAAWO] Golaha Wasiirrada XFS oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka ay la kulmaan Darawalada Bajaajta

0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka ay la kulmaan Muwaadiniinta ku shaqeysta Bajaajta.

Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka KMG oo ka kooban 5 xubnood, kaas oo ay soo jeedisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Sidoo kale waxaa Goluhu maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Daawada iyo Badqabka Cuntada iyo laba heshiis oo dowladda Soomaaliya ay la gaartay dowladda Qatar, kuwaasi oo ku saabsan Iskaashi dhinacyada warbaahinta, hiddaha iyo aqoonta.

 

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayey Amniga Magaalada Muqdisho

0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.