XUKUUMADDA

Dowladda Soomaaliya oo go’aan adag ka istaagtay xadgudubka dowladda Ethiopia.

Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir guddominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda...

Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha diinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaanada wacyi galinta Ciidanka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta  iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka...

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey shirka guud ee wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan guud oo ay kasoo qeybgaleen Agaasime waaxeedyada iyo...

Wasaaradda Waxbarashada DFS oo dib u furtay iskuulaadkii Maxaas ee Cadowgu burburiyey.

Wasiir ku xigeen Wasaaradda Waxbarashada dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Cismaan Ibraahin ayaa xarigga ka jaray dhismo dayactir ah oo lagu sameeyay dugsiga waxbarashada ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka bilowday Staudiom...

Ugu Akhris Badan