XUKUUMADDA

Guddiga gurmadka Abaaraha iyo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulmay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska soomaaliya oo maanta xariga ka jaray Dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey Xarunta Ciidanka Ilaalada Wadooyinka.

Waxaa Maanta Xaflad kooban ay ka dhacday Xarunta Ciidanka Ilaalada Wadooyinka taas oo lagu soo kordhiyay Dhisme cusub oo maanta la daah furay.   Munaasabadaan oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeybalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka...

Raisulwasare Rooble oo kala diray Guddiyaddii doorashada dadban.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u...

Madaxda Ugu Sareysa Qaranka oo maanta Salaada Janaasada ku tukaday Marxuum Shirwac oo Muqdisho ku geeriyooday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamuud, Ra'iisul Wasaaraha XFS Mohamed  Hussein Rooble, Guddoomiyaha Aqalka Sare Abdi Xaashi Abdullahi, Mas'uuliyiin iyo dadweyne ayaa...

Ugu Akhris Badan