XUKUUMADDA

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo tababar usoo Xirey 81 dhaqaatiir ah oo kubiiray ciidamada Xoogga

Muqdisho December 22 (SNTV):-Ku dhawaad 81 oo isku jir Dhakhaatiir kalkaaliyaal Sheebriste oo mudado labo bilaad ah qaadey tababar  kor loogu qaadayaya  aqoontooda Kuna...

Wasiir Oomaar oo beeniyay in loo xeray musuq maasuq “Dhegeyso”

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Salaad (oomaar) ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta qaar kaa soo sheegayay in wasiirka loo xeray...

Wasiirka waxbarashada XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayo horumarinta waxbarashada

Muqdisho-(SNTV)- Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdulahi Goodax Barre ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka Todobaad laha ee wasaaradda waxbarashada. Kulanka...

Wasiirka warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Cawil Daahir iyo Dadkii ku dhintay qaraxyadii Maanta

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi u diray ehelada iyo asxaabta Wariye ,Cawil Daahir Salaad iyo qaar ka tirsan shaqaalaha...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ka hadlay Barnaamijka Tubaha Dowladda

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane ,Xasan Cali Kheyre, ayaa faah-faahin ka bixiyay Tubaha Dowladda Soomaaliya u jeexday horumarinta Dalka iyo ujeeddooyinka laga...

Ugu Akhris Badan