XUKUUMADDA

Diblomaasiyiin Soomaali ah oo u kicitimay Sacuudiga si tababar diblomaasiyadeed ugu soo qaataan

Muqdisho (SNTV)- Lix diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u kicitimay Magaalada Riyaadh, si ay uga qeybgalaan...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeer ku tagay Isbitaalka Martiini

Muqdisho January 10 (SNTV);-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed, ayaa kormeer howleed ku tagey Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku jiraan...

Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka Soomaalia oo Furay Shir looga hadlayo ka Hor-tagga Qaraxyada gacan ku sameyska ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Shir wada-tashi ah oo ku saabsan ka Hortagga...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Bulshada rayidka

Muqdisho (SNTV):- Wadatashigan Wasaaradda Qorsheynta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ay la yeelatay Ururada Bulshada rayidka ayaa ku qotomo dardar gelinta diyaarinta qorshaha horuamrinta sagalaad ee...

Ra’iisul wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Dekadda Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu ugu kuur...

Ugu Akhris Badan