Diblomaasiyiin Soomaali ah oo u kicitimay Sacuudiga si tababar diblomaasiyadeed ugu soo qaataan

Date:

Muqdisho (SNTV)- Lix diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u kicitimay Magaalada Riyaadh, si ay uga qeybgalaan tababar la xiriira qaanuunka diblomaasiyadda iyo qunsuliyadda oo socon doona muddo hal todobaad ah oo uu bixinayo Machadka Amiir Sacuud Alfeysal ee Daraasaadka Diblomaasiyadda.

Tababarkan ayaa ah kii labaad ee noociisa ah ee dalka aanu walaalaha nahay ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku deeqo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2012.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...