XUKUUMADDA

Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Kenya ee Khartoum

Khartoum (SNTV)-Jannaayo 16, 2018:Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Amed Sheekh Maxamed Shoole ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Kenya ee magaalada Khartoum, si...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo Shir Wada-tashi ah la yeelatay Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV)-Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Wada-tashi ku aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9) la yeelatay Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed, Kaasi oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxiso ee Nairobi

Muqdisho (SNTV):-War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka argagaxiso ee lala beegsaday DusitD2...

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta Afrika “Sawirro”

Khartoum (SNTV- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/risaaq Axmed Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta Afrika oo...

Golaha shacabka oo meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe

Muqdisho (SNTV):- Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay. 158-Xildhibaan ayaa...

Ugu Akhris Badan