XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Washington (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay ku-xigeenka Xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Norway

Washington (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka horumarinta dalka Norway Dag-Inge Ulstein, ayaa kulan gaar ah ku...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada

Muqdisho (SNTV):- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta arrimaha bulshada. Kulanka Tubta Horumarinta Arrimaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Xog-hayaha Joogtada Ah Ee Waaxda Horumarinta Caalamiga Ah Ee Ingiriiska

Washington (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay xog-hayaha Joogtada ah ee waaxda horumarinta caalamiga...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Xog-hayaha Difaaca Mareykanka

Washington (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay ku-xigeenka Xog-hayaha Difaaca Maraykanka, David L. Norquist. Kulanka ayaa...

Ugu Akhris Badan