Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Date:

Washington (SNTV):– Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay ku-xigeenka Xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda, David Hale.

Kulanka ay wada qaateen Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo ku-xigeenka Xog-hayaha Siyaasadda Mareykanka ayaa looga hadlay dadaallada dib-u-habaynta hay’adda dawladda Soomaaliya iyo sida ay Mareykanka uga qeyb qaadan karaan dib-u-dhiska Soomaaliya.

Labada Mas’uul ayaa sidoo kale kulankooda waxa ay iskula soo hadal qaadeen kaalinta Mareynkanka uu ka gaysanayo dadaallada dib-u-kabashada qaranka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...