Wareysi Gaar ah

DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo gaaray Dalka Tanzania iyo shir maanta halkaas ka furmaya.

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay gaaray Magaalada daaru-salaam ee dalka Tansaaniya  .   Ujeedka wafdiga  wasiirka u gaaray dalkaas  ayaa ah...

DHAGEYSO:Ciidamada amniga Galmudug oo baadi goob ugu jira maleeshiyaad dad shacab ah dilal ugu geystay Gobolka Galgaduud.

Laamaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka galmudug ayaa Saakay Howlgalo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay kawadaan deegaano katirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud...

Madaxda Galmudug oo deeq xoolo nool ah gaarsiiyay taliska ururka 6-aad

Maamulka taliska ururka 6-aad ee fadhigoodu yahay Gobolka Gaalgaduud ayaa manta la wareegay deeq xoolo nool ah oo ay soo gaarsiiyeen madaxda Galmudug. Deeqdaan xoolaha...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Itoobiya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi...

La xisaabtanka hannaanka Maaliyadeed ee Barlamaannada dalka oo laga hadlay “Dhageyso”

Dooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa...

Ugu Akhris Badan