Wareysi Gaar ah

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Cadaado.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan “Xijaar” iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo...

Dowladda Nigeria oo aqbashay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi.[Sawirro]

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ee safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed Barrow. Munaasabad...

Imtixaanaadka Fasallada 8-aad Ee Ceel-Berde Oo La Soo Gabogabeeyay “DHAGEYSI, SAWIRRO”

Waxaa Si rasmi ah u soo Gabo gaboobay Imtixaanaadka heerka dugsiyada dhexe ee gaar ahaan ardayda ku dhaqan magaalada Ceel-Berde ee Gobalka Bakool. Imtixaanka Heerka...

Shirkii wasiirada maaliyadda oo Kismaayo lag usoo gaba gabeeyay

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday maareeyihii Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin Oo Barood Diiqa Ah, Guddina u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow

Khamiis, Agoosto 01, 2019— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya...

Ugu Akhris Badan