Wararka

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Kalluumeysiga

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Mudane Axmed Xasan iyo...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan sagootin ah la qaatey Madaxa UNDp Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Muqdisho kulan sagootin ah kula qaatey Madaxa Xafiiska Horumarinta...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmey Ku-Xigeenka Safiirka Britain ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya...

Wasiirka Warfaafinta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, oo uu kaga qayb galayo shirka...

Ugu Akhris Badan