Wararka

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo furay shirka golaha madasha wadatashiga qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS Daa’uud Aweys oo faahfaahin ka bixiyay Shirka ka furmaya magaaladda Baydhabo

-Shirka Madasha wada tashiga qaranka ayaa magaalada Baydhabo maanta ka fumaya waxaan shir guddoominaya madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyadoo ay ka qayb galayaan  madaxweynayaasha...

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal ah nuuca riddada dheer ka hor wadahadallada Japan iyo Kuuriyada Koonfureed

Kuuriyada Waqooyi ayaa  tijaabisay mid ka mid ah  gantaalada riddada dheer ee isaga gudbah qaaradaha oo loo yaqaan  (ICBM) saacado ka hor inta aysan...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka qayb gashay shir ka furmay Mareykanka

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaaliya Xildhibaan Fardawso Cismaan Cigaal ayaa magaalada Washintong DC ee dalka Mareykanka kaga qeyb gashay shirweynaha...

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga,ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiir Dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare, oo gacanta ku haaya Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiir...

Ugu Akhris Badan