Wararka

Howlgal lagu dilay tiro Khawaarij ah {Warsaxaafadeed}

Hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen degaanka Cali Fuuto ee hoos taga degmada Kurtun...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan gaar ah la qaatay Maamulaha guud ee sanduuqa hormarinta Sacuudiga.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha lixaad ee badweynta Hindiya.

Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir ayaa qeyb galay Shirweynaha lixaad ee badweynta Hindiya oo ka furmay caasimadda dalka Bangladesh ee...

Kulan looga hadlayay dardar gelinta dagaalka khawaarijta oo Muqdisho lagu qabtay {Sawirro}

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta ka qabsoomay xarunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Dowladaha Safka hore oo...

Alle u naxariisteen saciid Khaliif Cali iyo Khadro Cumar Dhuulle oo Muqdisho lagu aasay.

Alle ha u naxariistee Fanaankii Qaranka Saciid Khaliif Cali oo dhawaan ku geeriyooday dalka Germany ayaa maanta Meydkiisa laga soo dejiyay Magaalada Muqdisho iyadoo...

Ugu Akhris Badan