Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhowed gaaray Jawhar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jowhar , iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay...

Dowladda Soomaaliya oo soo iibsatay Saanad Ciidan oo isugu jirta Diyaaradaha dagaalka iyo hub culus

La taliyaha amniga Qaranka , Xuseen Macallin Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo iibsatay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopters-ka iyo hub...

Turkiga iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah

Dhaxal sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa kala saxiixday heshiisyo ku saabsan maalgashiga, warshadaha difaaca, tamarta iyo isgaarsiinta. Saxiixa...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Sida la sheegay Koox Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas ku kudilay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ka Shaqeeysata Koonfur Afrika, iyaga...

NATO oo Kosovo uga digtay iibsashada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga

Ciidamada NATO ayaa uga digay Xukuumadda Kosovo, cawaaqib xumada ka dhalan karto iibsashada diyaarado aan duuliyaha laheen ee loo yaqaanno Bayraktar ee Turkiga, iyagoo...

Ugu Akhris Badan