Wararka

Jimmy Carter Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka oo isbitaal la dhigay

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Jimmy Carter, ayaa laga saarayaa isbitaalka kadib markii la dhigay, iyadoo lagu baxnaanin doono gurigiisa ku yaalla Georgia. Xarunta Carter,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kawada magaalada Addis-ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay...

Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya

Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Isgaarsiinta...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga isaga...

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka oo la kulmay Ambassador Jamal Maxamed

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macalim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga cimilata iyo ilaalinta Deegaanka. Ambassador...

Ugu Akhris Badan