Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka oo la kulmay Ambassador Jamal Maxamed

Date:

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macalim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga cimilata iyo ilaalinta Deegaanka.

Ambassador Jamaal ayaa hay’adda la wadaagay warbixin ku saabsan shaqada xarunta iyo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen hay’adda iyo guud ahaan qeybaha kale ee IGAD ee la xariira maareynta musiibooyinka, cimilada , adkeysiga aafooyinka, iyo sidii loo xoojin lahaa loogana faaideysan lahaa khibradaha kala duwan ee IGAD iyo tayeenta shaqaalaha hay’adda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...