Wararka

Shaacinta deeq waxbarasho heerka shahaadada PHD

asaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq Waxbarasho heerka PhD, taas...

Dagaallo ay dad badan ku dhinteen oo dib ugu qarxay Suudaan

Wararka ka imaanaya Suudaan ayaa sheegaya in halkaasi ay dib uga qarxeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga iyo kuwa gurmadka deg dega...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey  magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee hawlgalada milateri ee lagu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 25 ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka iyo saaxiibbada Caalamiga ah ka fuliyeen Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay 25 dhagarqabe oo uu ku jiro...

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afagarashadu yahay Mascuud ayaa goordhow isku soo dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka. Maxamed waxaa uu ka...

Ugu Akhris Badan