Cali Guudlaawe:-โ€Nimaankaan Khawaarijta ah waa jabeen,rafashadii ugu danbeysay ayey ku jiraanโ€.

Date:

-Madaxweynaha Hirshabeelle oo Labadii cisho ee la soo dhafay kormeer ku tagay furimaha ee dagaalka gobolka Shabeellaha dhexe oo sheegay in Khwaarijta dhawaan laga saari doono deegaannada ay kaga dhuumaalaysanayaan goboladda Hirshabeelle.

โ€Nimaankaan Khawaarijta ahย  waa jabeen,rafashadii ugu danbeysay ayey ku jiraan,waa laga adkaaday marqaati waxaad ka tihiin in xabadii looga soo bilaabay Jubbo iyo Fiyaad maantana waxaa lagula dagaalamaya Ceelbuur iyo Cowsweyne taas ayaa waxay ku tusaysaa in ay dhameystir u baahan yihiin,wixii dhimana waa la dhameystirayaa,waxaan ka mahadcelinaya sida aad u abaabulan tihiin ee aad isku diyaariseen,qofkii dhinta ilaahay ha u naxariisto kuwa dhaawacmayna ilaahay ha caafiyo balse sharaf waa in aan ku noolaanoโ€.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hayโ€™adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...