Wararka

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Yugaandha

Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreynayo gayiga Soomaaliyeed ku yeeshay dalka Uganda. Shirkan...

Kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaay, Taliyaha Ciidanka Boliiska...

Ciidanka Danab oo deeq gaarsiiyay qeybo ka mid ah degaannadii laga xoreeyay khawaarijta

Dhuusamareeb-(SNT)-Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa Shacabka ku nool Magaalada Galcad iyo degaannada u dhow gaarsiiyay deeq raashiin ah. Degaannada deeqdaan ay gaarsiiyeen ciidanka XDS...

Howlgalka la dagaalanka maandooriyaha oo si xoogan uga socda Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa howlgal loogu magacdaray la dagaalanka Maandooriyaha iyo dhaqan xumada wajigiisii labaad...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Salaadda janaasada AUN Marxuum Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo  Saraakiil ayaa Salaadda janaasada kula...

Ugu Akhris Badan