Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo ka Tacsiyeeyay geerida wariye Cabdifataax Qeys

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiirku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Iyo dhammaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go’an tahay xaqiijinta doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo matallaaddooda

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka go’an tahay xaqiijinta doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku...

Guddoomiye Madaale” wax aan furimaha Dagaalka ku soo arkay Odayaal 90 jiro ah oo qoriga u qaatay siday Khawaarij ula dagaalami lahaayeen”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsiho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale( Yuusuf Madaale)ayaa ka hadlay dhibkii uu geystay Qaraxii 14-kii October 2017 ay kooxaha...

Guddoomiye Madaale oo kumanaan shacab ah kala qeyb galay Duco iyo xus loo sameeyay Shuhadadii ku naf-wayday dhacdooyinkii murugada lahaa ee 14-October 2017 &...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenada G/Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa kumanaan shacab ah...

𝖨𝖿𝗋𝖺𝖺𝗑 𝖠𝗑𝗆𝖾𝖽 oo u ololeysa arrimaha haweenka 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝗅𝖺 𝗀𝗎𝖽𝖽𝗈𝗈𝗇𝗌𝗂𝗂𝗒𝖾𝗒 Abaalmarinta sanad𝗅aha

𝖨𝖿𝗋𝖺𝖺𝗑 𝖠𝗑𝗆𝖾𝖽 oo u ololeysa arrimaha haweenka 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝗅𝖺 𝗀𝗎𝖽𝖽𝗈𝗈𝗇𝗌𝗂𝗂𝗒𝖾𝗒 Abaalmarinta sanad𝗅aha ah ee " Women of concern honouree", taas oo ay soo agaasimeen...

Ugu Akhris Badan